Obamas welcome Singh, guests to state dinner
Event expected to make statement about first couple’s sense of style-----------

Halkaan Ka Daawada Burcadkii Afduubay Oday Iyo Habar British ah
CURRENT NEWS:
Heestii Ciida>>>>>

Heesihii Ciida>>>>

Heesihii Radio Garacad>>>>

Welcome friends Waa Boga Heesaha Somali Song Iyo Mid Qalaad Intaba Ka Dhagaysta  Heestii Maryan Mursal

Dhagayso===Heestii Axmed Cali Cigaal

Iyo Qadro Daahir Dhagayso=====

Heestii Maryan Mursal Dhagayso===

Heestii Axmed Cali Cigaal Iyo Qadro Daahir Dhagayso=====

Shir Lagu Qabtay Seattle Washington O Ay Ka Soo Qaybgaleen Dhamaan Jaaliyada Rer Seattle Washington Shirkaas Waxaa Lagu Casuumay Marwo Caasho Geele Halkaan Ka Daawada


Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid” iyo wefdi balaaran u hogaaminaayo oo todobaadyadi ugu dambeeyey ku sugnaa qaar ka mid ah degaanada Puntland iyo Maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta dib ugu noqday Magaalada Muqdisho Halkaan Aqri


Garowe: Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyey Shariif Sheekh Axmed in uu ka soo horjeedo horumarka Puntland.Halkaan Aqri
15. november 2009 

Safiirka dowladda midnimada qaran ee u fadhiya wadanka Sudan oo maanta daboolka ka qaaday in aysan safarada masuul ka ahayn qofkii aanan magaciisa ka diiwangalin safarada sanadka cusub ee 2010 .

Halkaan Aqri oct/9/2009
Calankaan aan u xushay Puntland wuxuu ku qotomaa astaamo taariikhi ah oo ku saleeysan waayihii la soo maray ee lama illaawaanka ahaa iyo dabeecadda degaanka iyo waliba barta gaarka ah oo ay Somaaliya kaga taallo. Astaamahaasna waxaa ka mid ah :-


Deegaanka Somaalida qoraxdu waxay ugu soo hor baxdaa Puntland.
Ilbaxnimada iyo maamulkana iyaga ayaa hormood u ahaa.
Somaalida kale oo aan isxukumin ayeey boqortooyo iyo saldanado lahaayeen.
Waxayna taariikhdu xuseeysaa in aasaasayaashii SYL ay  u badnaayeen
Reer Puntland, uuna aasaasay Allaha u naxariistee Yasiin Cismaan.

Marka  waxyaabaas iyo kuwo la midka ah ayaan calanka midabkiisa hurudka ama
Yellowga ah u soo qaatay – wayna ku haboon tahay.

Casaanka ama guduudkuna wuxuu muujinayaa xoriyadda Somaaliya iyo dhiiggii
ay u soo daadiyeen reer Puntland haddii ay noqon lahayd halgankii 

Daraawiishta, iyo dagaaladii Boqortooyadii Bari iyo Sandandii Hobyo ay la galeen gumeeysigii Talyaaniga. Taas dhowritaankeedu iyo illaalinta midnimadana

in ay Puntland  maanta iyo mar walbaba ay diyaar u tahay in ay dhiig u hurto.

Waxaa soo harayna waa calankii Cawaale ee aanu alifnay  oo marnaba in laga
tago aysan hanooneyn, dhiigana uu ku wareegsan yahay.


Aakhirataankiina haddii calankaan la iga oggolaado, waxaan diyaar u ahay inaan calanka ugu horeeya aan aniga soo daabaco kharash la’aan.



C/risaaq Cismaan Diiriye

Dhagayso


N.B : Qiyaasta calanka waa :-  3 : 2


Halkaan Ku Dhiibo Hambalyada CiidaMadaxwaynihii Hore Soomaliya C/laahi Yusuf O U Hanbalyeeyey Soomalida Meelwalba Ay Joogaan Ciida Dhagayso>>>>>>>>>>
Ted Dagne - speaking to Rep. Donald Payne's press release on Puntland ... ------
Saxafitiintii la sii daayay oo ka anbabaxay Muqdisho kuna sii jeeda Magaalada Nairobi ee xaunta wadanka Kenya. ///////////
Leave Your Comment
duraan